Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha

0
1043

Guddoomiyaha kmg ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10-xubnood, waxayna kala yihiin.

1-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur

2-Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar maxamed

3-Xildhibaan Nasra Mahdi Alaale

4-Xildhibaan Maxamed Xuseen Haadi

5-Xildhibaan Dahado Suusow Maxamuud

6-Xildhibaan Cumar Shariif Jeeg

7-Xildhibaan Qaasim Cilmi Seed

8- Xildhibaan Cabdullaahi Xasan Rooble

9-Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed Nuur

10-Xildhibaan Maxamed abuukar

Guddigan ayaana maalinta beri yeelan doona kulankoodda ugu horeeya oo ay kaga arrinsanayaan arrimaha horyaala