
Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa iska dhex doortay 6 xubnood oo ah guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka sare iyo kuxigeenadiisa, waxaana loo kala qeybiyey beelaha Soomaalida.
Farxaan Cali Xuseen- kasoo jeeda Puntland
2- Cabdirisaaq Cabdi Max’ed- kasoo jeeda Jubbaland
3- Aaden Cabdinaasir- kasoo jeeda Koonfur Galbeed
4- Samsam Daahir Maxamuud- kasoo jeeda Galmudug
5- Samsam Cabdullaahi Axmed, kasoo jeeda Hirshabeelle
6- Siciid Cabdi Xuseen (Cawke) kasoo jeeda Somaliland .

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







