Shahaado siinta Xildhibaannada oo Maalintii Shanaad ka socota Muqdisho

558

Guddiga doorashoohinka Heer Feseraal ayaa Maalintii Shanaad oo xiriir ah waxaa ay  Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaano horleh ayaa Maanta Shahaadada la siiyay,   kuwaas oo tegay halka uu Guddiga ku Shaqeeyo, waxaana Magacyada Xildhibaannada Maanta la diiwaangeliyay ay kala yihiin.

1. Samiira Maxamud Haji AS#51
2. Saynab Ismail Mohamed AS#45
3. Mohamed Abdi Osman AS#49
4. Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014
5. Farhan Ali Hussein AS#47
6. Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010
7. Mohamed Farah Nur GSH#192.

8. Abdikafar Elmi Hange GSH#144

9. Mohamood Ahmed Adan GSH#157

10. Mohamed Abdullahi Burale GSH#059
11. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#019
12. Abdirahman Idan Yonis GSH#259

Guddiga ayaa weli siiwaddiiwangelinta Xildhibaannada, iyada oo ay harsan yihiin in ka badan 100 Xildhibaan oo katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.