
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta lagu wada in Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku qabanaya doorashada kursiga Hop#39, kaas oo jadwalkiisa ay xalay shaaciyeen.
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray liiska guddiga soo xulaya Ergada iyo jadwalka kursiga HOP#039.
Kursigaan ayaa doorashadiisa la filayaa in maanta ka dhacdo Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







