Guddiga hirgalinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay musharrixiinta u taagan 16 kursi ee taala magaalada Boosaaso oo la qaban doono 5 iyo 6 Bisha aanu Ku jirno oo ku beegan manta Sabtida iyo Axada.