Wasaarada cadaalada ,awqaafta iyo arimaha diinta oo ku baaqday isu soo bax roob doon ah oo dhacaya maalinta siniinta ee soo socota

930

Wasarada cadalada Awqaafta iyo Arimaha diinta ee dowlada goboleedka jubblanad ayaa ugu baaqday dad waynaha ku dhaqan magalada kismaayo iyo culumu dwdiinka ,ururada haweenka iyo bulshada rayidka qeybe heeda kala duwan
Wasiir wasarada caalada awqaafta iyo Arimaha diinta jubbaland maxamed yuusuf cumar ayaa sheegay in maalinta isniinta ee soo socota daweynaha ugu baaqay in ay ka soo qeeb galaan isku soo bax roob doon ah oo alle lagu weydiisanayo roob iyadoona lagu qaban doono garoonka ku badda cagta ee waamo taa oo laba rakacadood daweynaha iyo culumada ay ku tugan doonan garoonka
wasiirka ayaa waxa uu ogu baaqay shacabka ku nool magalada kismaayo in ay si wayna iskugu soo baxaan dadweyna maalinta isninta ah taariqduna ay tahay 8/11/202

Hadalka wasiirka ayaa waxa uu kusoo adayaa baaqiisa xili qaar ka mid ah deegaanada jubbaland ay ka jiraan abaaro