Wasiirkii hore hawlaha iyo gadiidka ee dalka Yugaandha oo kooxo hubaysani dhaawaceen

734

Wasiirkii hore ee howlaha guud iyo gaadiidka ee dalka yugaandha janaral Katumba Wamala, ayaa ku dhaawacmay rasaas ay la beegsadeen kooxo hubaysan wararka soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirku dhaawac yahay iyadoo lagu dabiibayo xaaladiisa cisbitaal ku yaal magaalada Kisota.

Darawalkii iyo gabadha wasiirka ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen rasaaseyntaas,kooxda weerarka geysatay ayaa la sheegay inay goobta kaga baxsadeen mootooyin.