Boos shaqo oo ka banaan garsoorka Jubbaland

1314

Guddiga shaqada iyo shaqaalaha dawlad goboleedka Jubbaland ayaa soo xayaysiiyay boos shaqo oo ka banaan garsoorka Jubbaland.

Guddiga ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka Jubbaland ee buuxiyay shuruudaha laga doonayo ruuxa buuxin kara shaqadan in ay codsiyadooda shaqo ku diraan cinwaannada lifaaqa hoose ka m uuqda mudada la xaddiday gudaheeda.