Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xildhibaan hore Maxamed Kilaas

0
1219

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Jubaland uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u Naxariistii xildhibaan Maxamed  Cabdi  Kilaas, oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii 1-aad ee Jubaland.

Madaxweyne jubbalanad  ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Jubbaland uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistii Xildhibaanka.

 

Maaxweynaha ayaa si gaar ah tacsi ugu diray ehelkii, qaraabadii, iyo Saxiibadii Marxuumku uu ka baxay isagoo Allah “SWC” uga baryay inuu janadii fardowso ka waraabiyo.