Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay dood wadaag ku saabsan kahortagga tacadiyada la xiriira jinsiga

0
1429

Kulankan dood wadaag ah oo looga hadlayay ololaha wacyigelinta bulshada ee kahortagga tacadiyada la xiriira jinsiga.

Dood wadaagan ayaa waxaa ka qeybgalay Sheekh C/laahi Maxamed Ibraahim oo ka socday culumaa’udiinka Kismaayo, Mowliid Shariif C/laahi oo ka socday  Odoyaasha dhaqanka iyo Marwo Luul Maxamuud Guure oo ka tirsan ururka haweenka iyo  Sahro Ibraahim Mataan oo ka socotay ururka dhallinyarada.