
Barnaamijka waxaa todobaadkan diiradda lagu saaray sida bulshada looga wacyigelin karo gudniinka, ayadoo intii uu barnaamijku socday ay dhageystayaashu kaga qeyb-qaadanayeen qadka Teleefonka.
Dhageystayaasha ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyinka kala duwan ee gudniinka iyo weliba waxa laga doonayo bulshada si looga hortagi.
Qaar kamid ah haweenkii ka qeyb-galay Barnaamijka oo iyagu qudhooda dhibane u ahaa gudniinka ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyin ay mareen kadib markii la guday.
Barnaamijka waxaa daadhineysay Amaal Cawil Maxamuud.
Halkan ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







