shacabka Kismaayo oo soo dhaweeyey heshiiskii Jubbaland iyo Golaha Isbadaldoonka.

218
Dadwaynaha magaalada Kismaayo ayaa soo dhaweeyey heshiiskii shalay dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Golaha Isbadal doonka ay ku gaadheen magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Bulshawaynta magaalada Kismaayo oo aan la dhexmarnay microphone ayaa soo dhaweeyey heshiis-kaas waxaana ay ku tilmaameen guul baladhan oo gaadhay dowladda Jubbaland iyo shacabkeeda.