Dhageeyso: C/risaaq Kukuuyu oo ka caafimaaday CORONA VIRUS oo wareeysi siiyay Radio Kismaayo

1085

C/risaaq Maxamuud Kukuuyu oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Copenhegan ee dalka Norway oo kamid ahaa Soomaalida uu soo ritay cudurka COVID19 ayaa ka caafimaaday cudurkaasi kadib dawooyin dabiici ah oo uu isticmaalay.

Hoos ka dhageeyso wareeysiga;