Dhageeyso: Dood ay soo qabanqaabisay wasaaradda haweenka oo ku saabsan qodobbo kamid ah dastuurka oo ka hadlay Xuquuqda carruurta

891

Wasaaradda haweenka iyo xuquuql insaanka Jubbaland ayaa qabatay dood cilmiyeed looga hadlayay qodobo kamid ah dastuurka KMG ee Soomaaliya oo hadlaya arrimaha carruurta, waxaana doodda lagu casuumay sharci yaqaanno iyo masuuliyiin kale oo arrimahaasi u ololeeya.

Halkan ka dhageeyso warbixinta.