Dadka ku nool deegaanka Qaam Qaam oo ka ducaysanaya Caabuqa Corono-Vuirs.

1339

Culumaawadiinka wax garadka iyo maamulka deegaanka qaam qaam oo Magaalada kismaayo kaga beegan dhanka waqooyi ayaa manta bilaabay duco iyo alle bari ay eebe ooga baryayaan in uu ka bad baadiyo dadka Muslimiinta ah caabuqa safmarka ah ee carona viruska.
Gudoomiyaha deegaanka qaam qaam cali faarax ismaaciil ayaa radio kismaayo ooga waramay alle barigan iyo xiliga ay bilaabeen

‘’waxaan alle barigan bilownay maalinkii shalay ahaa illaa iyo manta waan wadnaa, waxaana hor kacaya culimada deegaanka , cudurkan carona waxaa uu faraba ‘an ku hayaa caalamka oo dhan,waana ka ducaysanayn”