
Barnaamijkan wacyigelinta ah oo ku saabsan kahortagga gudniinka iyo sidii bulshada loogu baraarujin lahaa in ay ka gudbaan caado dhaqameedkan halista ku ah caafimaadka hablaha, ayaa waxaa qeybtiisii 1-aad looga hadlay dhibaatada uu leeyahay gudniinka.
Dhageystayaasha ka qeyb-galay barnaamijka ayaa sheegay in gudniinku caqaqbad ku yahay haweenka islamarkaana yahay dhibaato mahadho ah oo loo geysto dumarka.
Barnaamijka waxaa daadihineeysa Abshiro C/rashiid Xuseen.
Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







