Dhageeyso;Wasaarada Caafimaadka Jubaland oo shaacisay in xilligaan aysan jirrin khatar laga qabo xanuunka carrona virus.

1012

Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Jubbaland Idiris Xasan Maxamed  ayaa waxa xilligaan sheegay in aanu jirin Qatar weyn oo dhinaca africca laga qabo xanuunka carrona virus.

Agaasimaha ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay ku dhawaad muddo 6 bilood aysan garoonka ddiyaaradaha kismaayo kazoo dagin duulimaadyo caalami ah balse taasi oo xilligaan ay jiri lahayd khatarta laga xanuunka carrona virus.

Agaasimaha wasaarrada caafimaadka jubaland ayaa waxa uu carabaabay in xilligan  wasaarada caafimaadka soomaaliya ay waddo qorshayaal dadka kazoo dago garoonka diyaaradaha aadan cadde ee magaalada muqdisho ay ku sugan yihiin dhaqaatiir ogaanayso xaalada caafimaad ee dadka kazoo daggo dulimaadyada tooska ah ee heer caalami ah taasi oo looga hortagaayo khatarta xanuunka carona virus oo mid khatartiisa ay si weyn maalinba maalinta kazii dambayso dunida inteeda kale kusii faafaayo.

Hoos Ka Dhageeyso Codka Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Jubbaland