
Barnaamijka todobaadkan waxaa diiradda lagu saaray dhibaatooyinka ay dumarka kala kulmaan gudniinka fircooniga ah.
Barnaamijka waxaa taabogelinaya hay’adda SOLOiyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Tirakoobka dadweeynaha ee UNFPA.

Halkan hoose ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






