Caqabado hortaagan Gudigii uu dhawaan Magacaabay Madaxwenaha Soomaaliya oo La shaaciyay

1280

Madaxwenaha Soomaaliya mudane Maxamed Abdulahi farmaajo Ayaa 17 kii  bishaan magacabay Gudiga  dib uhishiisiinta iyo Wadahadalada dowlada faderaalka iyo Soomaaliland

Marar badan waxaa lisku dayay in la bilaabo wadahadalada Dowlada Federaalka iyo soomaaliland blse sidii Dowlada Federaalka ay rabatay ma aysan noqon

Hadaba Gudigaan  Madaxwenaha Soomaaliya uu dhawaan Magacabay ma yihiinkuwa ku guuleysan kara howlaha loo igmadaySu.aalahaas iyo kuwa kale waxa aan weediinay xasan sheikh cali Nuur oo ah falanqeeye amiga iyo siyaasada isgoo marti ku ahaa Barnaamijka kulanka jimcaha ee ka baxa radio kismayo codka Jubbaland waxana wareysanaya abdulahi ahmed husni

Hoos ka dhageeso codka falanqeeye xasan sheikh cali nuur