
Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo badhigay jadwalka diiwaan galinta Musharixiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Jubbaland.
Dhanka kale guddiga ayaa soo saarey Xeerka iyo Shuruudaha looga baahayahay Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxwaynaha Jubbaland.
Hoos ka Akhriso Tusmada Jadwalka Diiwaan galinta iyo shuruudaha Musharixiinta.




![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)









