Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gudoomiye cusub umagacaabay Gobalka Gedo

109

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi) u Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Gedo.