Dhageyso: Taliyaha Ciidamada Booliska Jubaland Qeybta Gobolka Jubada Hoose Oo Ka Hadlay Howlgal Rag...

Ciidan cusub oo loogu tala galay xasilinta caasimadda KMG Jubbaland ayaa maanta sameeyay hawlgalkoodii ugu horeeyay. Sida saraakiisha ciidanka Jubbaland ay shegeen 11 askari oo...

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Amar Ka Soo Saarey Hubka Sharci Darada ah

Wasiirka wasaaradda amniga Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa goor dhow qabtay shir jara’id waxaa uu kaga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ugu...

Gudi ka socda baarlamanka Jubbaland oo kormeeray wasaaradda gaadiidka Dowlad Goboledka Jubaland

Guddi isku dhaf ahaa oo kasocday baarlamaanka dowlad goboleedka jubbaland Ayaa maanta kormeer shaqo kutahgay xarunta wasaarada gaadiidka dowlad goboleedka Jubbaland. guddigan oo ahaa mid...

Jaaliyadda Jubbaland ee Mareykanka oo deeq lacageed Soo gaarsiisay Dumarka Haysta agoomaha Ee Ku...

Jaaliyadda Jubbaland ee dalka Mareykanka ayaa deeq lacageed Soo gaarsiiyay 50 kamid ah qoysaska agoonta ah ee ku nool magaalada Kismaayo. Kulan ay maanta yesheen...

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ku dhawaaqey kulan deg deg ah oo ay yeeshaan wasaaradaha Amniga...

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku dhawaaqey kulan deg deg ah kaas oo ay yeelan doonaan Wasaaradaha Amniga dowlad-goboleedyada dalka,waxaana uu...

Sacuudiga oo qiraal kale ka sameeyay dilka Khashoqji

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in dilkii Jamaal uu ahaa mid la sii qorsheeyay sida uu sheegay dacwad oogaha dalka Sacuudiga. Dowladda Sacuudiga ayaa markale shaacisay...

Kismaayo: Taliyaha cusub ee guutada 11-aad ee ciidanka xoogga oo xilkii la wareegay

Ka dib markii uu magaalada Kismaayo uu soo gaaray Taliyaha ciidanka xoogda dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa Taliyaha guutada 11-aad ee qaybta 43-aad ee ciidanka...

Dowlada Itoobiya Oo Markii Ugu Horeysay Madaxweyne Dumar ah Yeelatay

Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa goordhow u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo, Sahle-Work, Zewde ,Kadib markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore ,Mulatu Teshome. Ms,Sahle-Work, ayaa ah khabiir in badan...

Wasaaradda Maaliyadda Jubbalaand oo jawaab ka bixisay warqad shalay ka soo baxdey xafiiska wasiirka...

Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa ka hadlay qoraal Shalay ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyada Somaliya C/raxmaan Ducaale Beyle. Mudane C/rashiid Jire Qalinle Wasiirka...

DEG DEG: Shirka Gollaha Iskaashiga Dowlad Goboledyada dalka Oo Warmurtiyeed Laga Soo Saaray

Shirka Madaxda Dowlad goboleedyadda Dalka ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, waxaana dowladda dhexe ay...