wasaarada Arimaha Gudaha soomaaliya oo shaaciyey Qorshaha dhismaha Golayaasha Degaanka
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in dhismaha Golayaasha degaanka ee Degmooyinka Dalka ay muhiim...
Hindiya oo Codsatay in la siidaayo Duuliyaheeda ka dib markii ay Gacanta ku...
Dowladda Hindiya ayaa Pakistaan u dirtay dalab ah siideynta Duuliyihii mid ka mid ah Diyaaradaha Hindiyo oo ay shalay soo riday dowladda Pakistaan oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha...
.............................
Kismaayo, 28, Feb, 2019- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha waxaana Warbixino lagaga dhagaystay qaar kamid...
Ciidamada AMISOM oo ka isga Baxaya mid ka mid ah Saldhiyada ugu Muhiimsan
Maanta oo khamiis ah ayaa la filayaa in Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ay isaga guuraan Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla Wadada...
Gudoomiyaha Degmada Luuq oo kulan la Qaatay Madaxda Hey`adda Trocare
Maamulka degmada luuq ayaa kulan laqaatay manta madax ka socotay hay,ada Trocare iyo hay.ado kale oo iyaguna ah deeq bixiyaal caalami
Kulankan ayaa inta badan...
Xarumaha caafimaadka ee hoos yimaada Degmada luuq oo la gaarsiiyay Aeegyo Caafimaad
Maamulka Degmada Luuq ayaa agab ku wareejiyay Xarumaha Caafimaadka ee ku yaalla Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Luuq.
Agabkaan ayaa loogu tala galay in loogu adeego...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka jubbaland oo la kulmay wafdi kasocday Beesha Caalamka
Madaxwenaha Dowlad Goboleedka jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qasriga Madaxtooyada maanta ku qaabilay Wafdi kasocday Beesha caalamka gaar ahaan Midowga Yurub iyo Jarmalka.
Wafdigan...
Madaxwenaha JFS iyo wafdi uu Hogaaminayo oo goordhow ka Ambabaxay caasimada soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in socdaalkii Afaraad uu ku tago dalka Qatar oo saaxiibo dhow la ah Madaxda Dowladda federaalka...
Wasarada Garsoorka,Cadaalada,iyo Arimada Diinta oo Tababar u soo Gaba gabeysay odayaasha dhaqanka iyo...
Waxaa maalinkii ugu Dambaysay ay tababarkan qaadanayaan odhayaasha dhaqanka degmada kismaayo iyo haweenka iyagoo Tabarkaa u socday muddo Sideed Cisho ah
Waxaana soo qaban qaabisay...
Habkeesa loo maraa sharciyaynta dhulka ku yaala jubbaland
Hay.ada dhulka jubbaland ayaa shegaty in ay meel wanaagsan marayaan sharciyada dhulka
Eng Nuux Cabduwahaab Maxamed oo ah masuul ka tirsan Hayada dhulka jubbaland ayaa...






































