Qodobada looga Hadlayo Shirka ka furmaya Sharma El-Sheikh oo la shaaciyay
Saacadaha soo socda oo Maanta ah ayaa la filayaa in Magalada Sharma El-Sheikh ee dalka Masar in uu ka furmo shir Shir Madaxeedka dalalka...
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in ay jiraan dad loo qabtay dilkii Xildhibaan...
Gelinkii dambe ee shalay ayay aheyd markii degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore,hayeeshee taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa...
ciidamo cusub oo lawaregay amniga caasimada Dalka
Ciidamadaas ayaa waxaa ay ka qeyb qaadan doonaan sugida amniga degmooyinka Gobolka Banaadir,sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Ciidamadaan Booliska ah ayaa dhawaan soo...
Turkiga iyo Mareykanka oo Go’aan ka gaaray xaaladda Suuriya
madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington Ciidamadeeda kaga saareysa Suuriya.
Labada...
Safiirka cusub ee Ingiriiska u soo magacaabay Soomaaliya Oo arimo layaab leh ka hadlay
Magalada Muqdisho waxaa todobaadkaan soo gaaray safiirka Cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacaabay Soomaaliya,isaga oo si rasmi ah Shaqadiisa uga bilaabay Magalada Muqdisho.
Safiirka...
Mamulka Puntland Oo Hakisay Xiriirkii Xisbiyada Siyaasadeed Ee Dalka
Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay waxaa ay ku amartay Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka in ay hakiyaan dhamaan...
Dowlada Kenya oo shuruud ku xirtay xalinta khilaafka Diblumaasiyadeed ee kala dhaxeeysa Soomaaliya
Sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, Kenya ayaa ku xirtay Somaliya shuruud sadex qodob ka kooban si xal...
Ciidamada Itoobiya oo Garoonka diyaaraha Degmada Diinsoor ka Celiyay Sargaal ka tirsan Dowlada...
Sarkaalka lagu xanibay Garoonka diyaaradaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa lagu Magacaabaa Axmed Cabdullaahi Aadan,waxaana uu ka tegay Magalada baydhabo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Xariga ka jarey xarumaha wasaarada qaar
Madaxweynaha
dowladd goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka
jaray dhismayaal cusub oo loo dhisay qaar mid ah Wasaaradaha Jubbaland waana
qayb...
Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Kenya oo dib ugu soo Laabatay Muqdisho ka dib...
Magalada
Muqdisho waxaa dib ugu soo laabtay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya
Ambasaddor Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo dhowr bilood ka hor loo
Magacaabay...






































