Barnaamijka Dhalinyarada iyo Nabadda

1174

Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka Dhalinyarada iyo Nabadda oo todobaadkan looga hadlayey “Wadashaqeynta Hey’adaha amniga iyo Dhalinyarada miyeey sii xoojineysaa Nabadda iyo hormarka aynu Heysanno.”

Barnaamijka waxaa Marti inoogu ah

Mudane Saciid Cabdi Budul oo ah Afhayeenka Hay’adaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubaland.

Mudane, C/qaadir Dhaqane Cabdi oo ah Gudoomiye Ku xigeenka ururka dhalinyarada Degmada Kismaayo.