Ciidamada Dowlada federaalka soomaaliya ee ku Sugan degmada Qoryooley...

Taliyaha Ciidamada Amniga  degmada Qoryooley ee Gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegay in xalay ciidamadu ay fashiliyeen weerar gaadmo ah oo ay doonayaan Maleeshiyaadka Alshaab...

QM oo shegatay in Milaayiin Dollar ay ku bixineyso Nabadda...

Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaasoo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq hore aan...

Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka Nigeria Sabtida, ayaa labada hogaamiye oo ugu sarreeya tartanka waxa ay ku dhawaaqeen in ay codeynta...

QM iyo Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xuquuqul Insaanka

Madaxa hay’adda xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay , Michelle Bachelet, ayaa sheegtay in Xafiiskeeda uu Dowladda Itoobiya ka caawin doono caqabadaha ka...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Saldhigyo Cusub Ka Samaystay Degaano ka tirsan...

Abaanduulaha Qaybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Xuseen Xoosh oo uu wehlinayo  Madaxa howlgelinta qeybta 21aad...

Ciidamo Loo Diyaariyay Sugiga Amniga Muqdisho Oo Tababar Loo Soo...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska...

Wasaarada waxbarshada Dowlad Goboleedka jubbaland oo agab Sheebaaro gaarsiisay ...

Agabkaani ay wasaarada waxbarashada Dowladgoboleedka jubaland ay Udaahfurtay afar kamid ah dugsiyada waxbarasho ee magaaladakismaayo ayaa Isugu jiray Sheeybaaro iyo agab kale ee wax...

Dowladda Soomaaliya oo ka Hadshay Go.aankii ka soo baxay Shirkii Midowga...

Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya,dadaalada loogu jiro in deymaha looga...

Puntland oo gacanta ku dhigatay xubno Daacish ku biiri rabay

Puntland ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigtay xubno ku biiri rabay Ururka Daacish ee ka dagaalama dhulka Buuraha Galgala ee Gobolka Bari.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya oo kulan laqaatay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Magalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa kulan gaar...