
Haa’yadda Sola ayaa qabatay Barmaamijkan gaar ah oo looga hadlayo nabadda xalinta khilaafaadka iyo kaalinta muhiimka ah ee dhexdhexaadiyaha uu bulshada u leeyahay.
Agaasimaha waaxda dib u heshiisiinta ee Wasaaradda arrimaha Gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Maxamed Cadow iyo Madaxa mashaariicda Hay’adda Sola Maxamed khayre ayaa marti ku ahaa barmaamijka oo lagu qabtay xarunta Radio Kismaayo.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







