Xaliimo Yareey oo hortageysa Baarlamaanka D.F.Soomaaliya

1022

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey ayaa gaartay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

Xaliimo Yarey ayaa qeyb ka ah xubnaha uu hoggaaminaayo Madaxweyne Farmaajo ee maanta Khudbada ka horjeedin doona Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa wali furmin, waxaana buuxsamay kooramkii loo baahnaa xilli wali uusan hoolka soo galin Madaxweyne Farmaajo.