
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Jubbaland ayaa shalay ka fulisay deegaanka Buulo Banaan, oo dhaca koonfur-bari ee deegaanka Kolbiyow, xoolo daaweyn
Wasaaraddu waxay sii wadi doontaa maalmaha soo socda ololaha daaweynta xoolaha ee guud ahaan deegaannada ku xeeran Kolbiyow, kuwaas oo hoos taga Degmada Badhaadhe.
Daawaynta Xolaha ayaa Laga wada fulinayaa dhamaan gobolada Xorta ah ee Jubbaland waxana Goob kasta Tagaya Shaqalaha wasarada Xananada Xolaha Dhirta iyo Daaqa.
Ugu Damabayn Wasarada Xananada Xolaha Dhirta iyo Daaqa Waxay Ogaysinaysaa Xola dhaqatada in ay Qataan Dawaynta iyo Talalaka Xolaha Losamaynayo Kana Faaidaystan.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







