
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Jubbaland, Mudane Cabdullaahi Dubad Shiil (Xadhuun), ayaa Mudane Cabdiraxmaan Abshir Xirsi u magacaabay Maareeyaha cusub ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







