Madaxweynaha dowladda Jubbaland oo magacaabay Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada G.gedoBy Maamule - August 21, 20250399 Share on Facebook Tweet on Twitter Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa Cusmaan Nuux Xaaji (Macalimuu) u magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Gedo.