Madaxweynaha dowladda Jubbaland oo magacaabay Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada G.gedo

0
399

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa Cusmaan Nuux Xaaji (Macalimuu) u magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Gedo.