Guddomiye Degmada Doolow Maxamed Xuseen Cabdi lafeey oo gaarey Degmada Beled Xaawo

0
252
Guddomiye Degmada Doolow Maxamed Xuseen Cabdi lafeey oo  safar ku tagay Degmada Beled Xaawo ayaa booqday xaruumaha ciidamada Dowalada Jubbaland ay kaga suganyihiin jiida hore dagaalka.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa la kulmay Odyaasha dhaqanka ee degaanka oo ay ka wadahadaleen xalaada Magalada iyo sidii ay nabad qeyb uga qaada lahyeen.