
Guddomiye Degmada Doolow Maxamed Xuseen Cabdi lafeey oo safar ku tagay Degmada Beled Xaawo ayaa booqday xaruumaha ciidamada Dowalada Jubbaland ay kaga suganyihiin jiida hore dagaalka.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa la kulmay Odyaasha dhaqanka ee degaanka oo ay ka wadahadaleen xalaada Magalada iyo sidii ay nabad qeyb uga qaada lahyeen.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







