
Xildhibaan khadiijo Axmed Ibraahim oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland oo booqatay ehelka iyo Qaraabada alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlada jubbaland ayaa Saxiixday Buugga Tacsidiisa.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







