
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubbaland Abshir Maxamed Cabdi oo soo gaaray hoyga Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlada jubbaland Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa Saxiixay Buugga tacsida Marxuumka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







