Warar Madaxwaynaha Jubbaland oo magacaabey gudoomiye kuxigeenka arimaha horumarinta mashaariicda By Maamule - May 17, 2025 0 512 Share on Facebook Tweet on Twitter Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa u magacaabay Aadan Maxamed Mungaay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Horumarinta Mashaariicda iyo Xiriirka Hay’adaha ee Gobolka Gedo.