
Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, Mudane Ismail Axmed Garas iyo Gudoomiye ku-xigeenka Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Abuukar ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda caafimaadka Mudane Xuseen Macalin Cabdi bayax iyo Agaasimaha Cusub ee Wasaarada, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







