Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ku matala Jubbaland oo warmurtiyeed soo saarey.

0
375

Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ku matala Jubbaland ayaa warmuriyeed kasoo saaray shirarka wadatashiga ah ee maalmahan uga socday Magaalada Kismaayo.