Barmaamijka isbadelka Cimilada oo ay iska kaashanayaan Radio Kismaayo, Hay’adda Lutheran World Federation – LWF iyo Brot für die Welt (bread for the world)

146

Barmaamijka isbadelka Cimilada oo ay iska kaashanayaan Radio Kismaayo, Hay’adda Lutheran World Federation – LWF iyo Brot für die Welt (bread for the world)Isbadelka Cimilada qaybtiisa 2-aad waxaan diirada kubsaarayna ficilada dadku ay sameeyn ee sababi kara Isbadelka Cimilada iyo sameeynta ka dhallan karta.Haa’yadda LWF oo ka duulaysa

muhimiida uu leeyahay in bulshada laga wacyi galiyo isbadellka cimiladda iyo waxyaabaha lagama maarmaka u ah ayaa qabtay barmaamij gaar oo ay marti ku ahyeen, Mahada cudulle Cumar iyo ibraahim Axmed Burow oo ka mid ah howalwadeenada haa’yadda LFW.
Waxaa daadihinaya Cabdirisaaqa Wadani