Dood-wadaag looga hadlaayey sidii dadka la hayb soco u hilli karaan xuquuqda ay leeyihiin oo maanta lagu qabtay Kismayo

137
Dood-wadaag looga hadlaayey sidii dadka lahayb sooco ay uga soo muuqan lahaayen hay’adaha ugu sareeya dalka ee heer State iyo heer federaal ayaa maanta lagu qabtay gudaha magaalada Kismaayo.
Dood wadaagaan ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala socday wasaaradaha kala duwan ee Jubbaland iyo ururada bulshada.
Doodda ayaa waxaa xooga lagu saaray sidii bulshooyinka la hayb soco ay ku helli-lahaayeen Cadaalad iyo sinaan iyo in ay hellaan xuquuqaadka ka maqan ee saamiga dhinaca siyaasada iyo ka qayb galinta goobaha lagu gaadho go’aamada masiiriga ah ee saamayn hab-nololeedka bolshada.
Doodaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey hay’adaha kala Puntland Minority Women iyo Mcan.