Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qeybgalay shirka Amniga Qaranka oo warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda Gaashaandhiga DFS taas oo la xiriirta dagaalka ka dhanka ah Khawaariijta iyo xasilinta deegaanada la xoreeyay.