
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Manama ee Dalka Bahrain, uga qeyb galay meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa goor dhow shirka ka jeedin doona khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






