
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland mudane Abdirahman Abdi Ahmed ayaa maanta Caasimadda dalka ee Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Hay’adda Cunada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee (FAO) Mr. Etienne Peterschmitt iyo Ku-xigeenka Madaxa Barnaamijyada iyo Masuuliyiin kale.
Wasiirka ayaa masuuliyiinta FAO kala hadlay kordhinta mashaariicda adkeysiga Bulshada (Resilience Projects) iyo Xalka Waara, Taageridda …
Wax badan arag




![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







