Jubbaland ayaa marti gelineysa shirka madasha xiriirka arrimaha Bani’aadannimada.

501

Shirkan oo goor dhow ka furmaya magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka qayb gelaya Wasiiradda Wasaaradaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedyada Dalka, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Gudoomiye ku-xigeenka hay’adda iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.