
Shirkan oo goor dhow ka furmaya magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka qayb gelaya Wasiiradda Wasaaradaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedyada Dalka, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Gudoomiye ku-xigeenka hay’adda iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






