Wasiirka Wasaaradda haweenka arimaha qoyska iyo xaquuqul insaanka jubbaland cadar ismaaciil juuraati ayaa waxa ay ka hadashay sharciga ka hortaga tacatiyada ka dhanka ah haweenka oo maalmahaan si ween loo hadal haayo qaabka loo wajahaayo waxa ayna ayna sheegtay in Wasaaradda haweenka arimaha qoyska Iyo xaquuqul insaanka jubbaland ay wado qorista sharciga tacatiyada ayna waafajinayaan kitaabka quraanka iyagoo ku cadeenaya sharcigaasi gabdhaha xuquuq dooda
waxa ayna sheegtay wasiir cadar juuraati in aysan qaadan dining sharci meel kale laga keenay oo loo meeriyay iyadoo so cad u sheegtay in sharci meel kale looga keenay aysan sharci ka dhigandoonin
hadalka wasiirka Wasaaradda haweenka jubbaland cadar ismaaciil juuraati ayaa waxa uu kusoo aadayaa iyadoo waayadaan si ween loo hadal haayo sharciga tacatiyada kaasi oo siyaabo kala duwan looga hadlaayay guud ahaan soomaaliya
halkaan ka dhegeyso codka wasiir cadar juuraati