Warar Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland By Abdirisak Ali Abdulle - November 28, 2022 0 909 Share on Facebook Tweet on Twitter Madaxweyne H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane u Magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Jubaland. Halkaan ka Aqriso Magacaabista Wareegtada Madaxweynaha Uu soo Saaray