
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa Maanta u qabatay tababar 20 ka mida ah Shaqaalaha waaxda masuulka Sharciyeynta iyo Dib _u hubinta Shatiyada Ganacsiga Degmada kismaayo.
Tababarkaan ayaa ku saabsan diwaan galinta Ganacsiga iyo qaadashaada Shatiyada Dowlad Hoose Wuxuuna Socondoona Muddo 4 Maalin ah.
Aadan Faarax Gaarane agaasimah guud ee waasarada arimaha gudaha federaalka iyo dib u hishiisiinta Jubbalnad oo tababarkaan daah furay ayaa dhamaan Shaqalaaha kula dardaarmay in si wanaagsan looga Faa’ iideesto tababarka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







