Guddiga hirgelinta doorashooyinka Puntland oo shaaciyay doorashada 16 kursiBy Abdirisak Ali Abdulle - March 5, 202201141 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddiga hirgalinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay musharrixiinta u taagan 16 kursi ee taala magaalada Boosaaso oo la qaban doono 5 iyo 6 Bisha aanu Ku jirno oo ku beegan manta Sabtida iyo Axada.